

SHAN TALLAABO, OO AAD KU OGAAN KARTO HIBOOYINKAAGA!
Ugu horreyn, waa maxay hibadu? “Hibadu, waa wax aad jeceshay sameynteeda iyo ka mid ahaanshaheeda, haddii aad ku dadaasho, oo aad...


SIDAAN KU NOQON KARAA, QOF DADKA KA HOR HADLI KARA?
Waxa ka mid ah astaamaha qofka bilawgaba kasoo muuqda, ee ku tusinaya in cabsi dad la hadal jirto: qofka oo ay ku adagtay in uu la doodo...


QAADKU WAA DOORSHE!
Waan mirqaamaynaa, uunbay ku macneeyeene; Maqanaha joogaad tahay, markaad qayishoo….Marxaladdani waa sidii, adigoon maskax lahayn, oo...


MAXAA LAGU KALA HORUMARAY?
Dadka guud ahaantii; aqoonyahan gaar ah, misa siyaasad dawladeed. Markaynu is barbardhigno waddamada loo yaqaan yaqaan kuwa horumaray iyo...


WEEDHA WAQTIGA
“Hammi ama Han sare oo aad yeelatay waxa ay sabab u noqdeen in aad hadaf dajisato. Hadafkaasina waxa uu sabab u noqday in aad waqtigaaga...


ISBEDDEL DOON
Waa run dhamaan is badal ayaynu u baahanay. laakiin inta badan way inagu adagtahay in aynu is badalno. Wax badan oo aynu rabno in aynu...


CAQABADAHA GUUSHA
“Waxa ishaa iyo aragaa inoo yeelay waa Hadaf la’aan iyo Han yaraan” Waxaad arki iyadoo marar badan la isku boorinaayo dalka ha la joogo...


Waa maxay farxaddu; Maxaase kaa hor istaagi kara?
Af soomaali ahaan Farxad eray ka xeel dheer oo sheegaya macnaha dhabta ah ee aan uga dan leenahay waxa igala habboonaaday erayga...


DHEELI-TIRKA, FARXADDA IYO FADLIGA BISHA RAMADAAN:
Xikmadaha ku jira bisha ramadaan waa kuwo Alle uun (swt) uu wada ogyahay. Waxa se aynu hubnaa kana mid ah inta uu Alle inoo sheegay. In...


AKHRISBAA ANFAC LEH
Jidhka bini’aadanku wuxuu u baahanyahay oomato uu ku tamariyo ; sidaas oo kale caqliguna waxa lagama maarmaan ah in uu helo quud iyo...