top of page

BUUG

Dhibaatada Dhulkeenna
(Qaad & Qabyaalad)


Waa buug ka kooban laba mawduuc: Qaybta hore oo 50 bog ah, kana hadlaysa QAAD-KA iyo qaybta labaad oo 50 bog ah, kuna saabsan QABYAALADDA. 

​

Waxa markii u horeysay lagu daabacay Qaahira, 2013 kii . 

IRRIDAHA FARXADDA.

 

Waa buug ka hadlaaya  farxadda ama xasiloonida nafta . waxa kale oo gudaha buugga ku xusan xidhiidhka ka dhxeeya guusha iyo farxadda.

​

Waxa markii u horeysay lagu daabacay  Hargeisa, 2014. 

MAAREE NOLOSHAADA
    waqtigana ka faa'iideyso.
​

Waqtiga waxba Kama beddeli kartid, Laakiin waxaad maareyn kartaa noloshaada. Haddaad noloshaada maareysana, waxaad maareysay waqtigaagii”.

Waa buug cusub, oo soo baxay 2017.

​

  • Facebook Social Icon
  • Twitter Social Icon
  • YouTube Social  Icon
  • Instagram Social Icon

© 2023 by Strategic Consulting. Proudly created with Wix.com

bottom of page